Although the two terms may sometimes coincide...
22May2013
Dood cilmiyeed ay qabteen dhalinyada xisbiga HiilQaran Muqdishu
Taariikh jimco 12-04-2013
Dood cilmiyaadkan oo ay dhalinyarada ay ugu doodaayeen Midnimada Umada Soomaaliyeed, Midnimada heerka ay Umadaha aduunka ku gaareen hadii aan midnimo jirin aan la heleen hormar iyo jiritan midna, si aan isku xusuusino midnimada uguna sheekeysano diin ahaan iyo dhaqan ahaan sida aan ugu mideesanahay waxa kaliya ee nagu dhaxjiraa ay tahay danaha shisheeye ee qof walba si loo adeegsado isagoon la eegeen mida guud. Doodaan ay joob joog ka aheen inta badan dhalinyarada Xisbiga HillQaran iyo Qaar ka mid ah Arda...
Please consider supporting our efforts.